Himillo iyo Ujeeddo

Himillo iyo Ujeeddo

Himilo

Himiladeenu waa inaan hormuud u noqono soo saarista iyo cunista cuntooyinka gudaha lagu farsameeyo ee qiimo jaban leh.

Ujeeddo

Ujeeddadeenu waa in la qiimeeyo dalagyada gudaha iyadoo la raacayo hababka ugu wanaagsan ee warshadaha si loo soo saaro badeeco tayo sare leh oo caafimaad u leh bulshada isla markaana dhaqaalaha beeraha dalka horumariyo

Scroll to Top