Hadafka & Ujeeddooyinka

Hadafka & Ujeeddooyinka

Hadafka ugu weyn: shirkadda hormuudka u ah soo saarista cuntooyin nafaqo leh oo qiimo
jaban leh.


Ujeeddooyin:

  • Suuq u samaynta dalagyada gudaha.
  • Korinta wacyiga bulshada si ay uga faaiidaystaan cuntootinka gudaha lagu farsameyay.
  • Xooji amniga cuntada iyo yaraynta ku tiirsanaanta cuntooyinka la soo dejiyo.
  • Abuurista fursado shaqo oo joogto ah.
  • Soo saarista cuntooyin qiimo jaban oo ay iibsan karaan danyartu.
Scroll to Top