Hadafka ugu weyn: shirkadda hormuudka u ah soo saarista cuntooyin nafaqo leh oo qiimo
jaban leh.
Ujeeddooyin:
- Suuq u samaynta dalagyada gudaha.
- Korinta wacyiga bulshada si ay uga faaiidaystaan cuntootinka gudaha lagu farsameyay.
- Xooji amniga cuntada iyo yaraynta ku tiirsanaanta cuntooyinka la soo dejiyo.
- Abuurista fursado shaqo oo joogto ah.
- Soo saarista cuntooyin qiimo jaban oo ay iibsan karaan danyartu.